Xisbiga Waddani(@xisbigawadani) 's Twitter Profileg
Xisbiga Waddani

@xisbigawadani

Waddani is one of the three official political parties in the Republic of Somaliland. It was founded in 2012 by a group of politicians led by Abdirahman Cirro

ID:913412494496026625

linkhttps://www.xisbigawaddani.com calendar_today28-09-2017 14:38:03

242 Tweets

396 Followers

3 Following

Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan caawa caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa kaga qeybgalnay munaasibad balaadhan oo lagu soo dhaweynayey Xoghayaha cusub ee Wershadaha ee Xisbiga WADDANI oo dhawaan loo mgacaabay aqoonyahan Sakariye Cabdiraxmaan Ismaaciil (Suldaan).

Runtii ahaantii waxa aan

Waxa aan caawa caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa kaga qeybgalnay munaasibad balaadhan oo lagu soo dhaweynayey Xoghayaha cusub ee Wershadaha ee Xisbiga WADDANI oo dhawaan loo mgacaabay aqoonyahan Sakariye Cabdiraxmaan Ismaaciil (Suldaan). Runtii ahaantii waxa aan
account_circle
Adnan Isaq(@adnanisaq) 's Twitter Profile Photo

Official - The cabinet ministerial meeting chaired by the President of the Republic of Somaliland Muse Bihi Abdi have just passed the suggestion from the Ministry of Interior that Gabiley become a new region of Somaliland, also upgraded four districts into grade B (Baki, Caynabo,

Official - The cabinet ministerial meeting chaired by the President of the Republic of Somaliland @musebiihi have just passed the suggestion from the Ministry of Interior that Gabiley become a new region of Somaliland, also upgraded four districts into grade B (Baki, Caynabo,
account_circle
Burco Kid(@SnmMafia) 's Twitter Profile Photo

Don’t count on getting votes from HJ

Meesha maaha aniga reerka ah ee isii

Votes will be decided by what u bring to the table and do for deeganada HJ

account_circle
Inside Africa(@inside_afric) 's Twitter Profile Photo

Celebrations for the 18th of May are kicking off early around the world, spanning cities from London to Toronto and from Berlin to Dubai.

This year marks the 33rd anniversary of Somaliland reclaiming its independence from Somalia, which it had originally gained from the United

account_circle
Xisbiga Waddani(@xisbigawadani) 's Twitter Profile Photo

Sida muuqata Hogaaminta dalka Muse Bixi wuu ku fashilmay, waa in dalku doorsho loo diyaar garoobaa wakhtigeedna lagu qabtaa.

account_circle
Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan si weyn uga xumahay dhibta saaka ka dhacaysa Laascaanood, waxa aan ugu baaqayaa in colaadda afka la qabto, Xukuumadduna muujiso dulqaad & dhibirsanaan, Garaadada dhaqankuna nabadda ha ka shaqeeyaan, magaaladana yaan dagaal laga ridin oo aan maatidana la qaxin. 1/1.

account_circle
Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan hambalyo u dirayaa Shir Guddoonka Cusub ee Golaha Wakiilada ee JSL ee maanta la doortay oo kala ahaa Gudd Golaha Wakiilada JSL Mudane Cabdirsaaq Khaliif, Guddoomiye Kuxigeenka 1aad Golaha Mudane Siciid Mire Giirre & Guddoomiye Kuxigeenka 2aad Mudane Cali Xaamud Jibriil.

Waxa aan saaka kala qeybgalay furitaanka oo ahaa bandhigii 14aad oo si joogta ah loo qabto. Waxa aan si weyn u garab taaganahay isla markaana u dhiirigelinayaa qoraalka & akhriskaba, anniga oo qorayaasha Afka Soomaaliga wax ku qorana si gaar ah u bogaadinaya.

Waxa aan saaka kala qeybgalay furitaanka #HIBF2021 oo ahaa bandhigii 14aad oo si joogta ah loo qabto. Waxa aan si weyn u garab taaganahay isla markaana u dhiirigelinayaa qoraalka & akhriskaba, anniga oo qorayaasha Afka Soomaaliga wax ku qorana si gaar ah u bogaadinaya.
account_circle
Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan booqasho ugu tagay qoyska AHU Hinda Cumar oo u dhimatay dhawaan kufsi & jidh-dil loo geystay. Waxa aan si adag u cambaareynaa falka waxashnimada ah ee loo geystay oo ugub ku ah JSL, Xukuumaddu waa in ay sida ugu dhakhsaha badan caddaaladda u hor keenaan dadkii geystay.

Ciid wanaagsan, Ciid al caafiyah dhammaan umadda Muslimiinta oo idil Munaasibadda Ciidda Carrafo awgeed, waxa aan dhambaal hambalyo & bogaadin hawada u marinayaa Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba.

account_circle
Cabdiraxmaan Cirro(@Abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan xalay ka qeybgalay munaasibadda buugga HAWAALE WARRAN ee uu qoray Alle Caafimaadka iyo cimrigaba ha u siyaadiyee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame ‘Hadraawi’ oo ka mid ah hantida qowmiyadda Soomaalida ay leedahay kuna suntan rukunada ugu waaweyn ee Suugaanta Soomaalida.