Dawan TV(@Dawan_tv) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya Xamse ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Sweden Anders Hall, iyagoonaga ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay xafiiska ra’isul wasaaraha

account_circle
Du'ale Hashi(@AnwarH1211) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Sweden Anders Hall, waxa ayna ka wada hadleen xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal, dardargelinta

Hamse Ayman(@Hamse_Ayman) 's Twitter Profile Photo

' Cabdiraxmaan Cirro, waa nin ka dabacsan labada Musharrax ee kale ugana naxariis badan bulshada...” Gudoomiye Ibraahin Mahdi Buubaa.

Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag)(@Senfartaag) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maanta xafiiska Wasaaradda ku qaabilay Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Sweden Anders Hal oo dalka soo gaaray, waxaana ka wada hadalnay arrimo dhowr ah oo la xiriira xoojinta xiriirka labada dal iyo taageerada amniga ah.

Towba Abukar ♥️(@A24073Towba) 's Twitter Profile Photo

Labada somaali igu matala ilahayoow ii xaafid amiiin♥️♥️♥️🌹🌹🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺❤️

Labada somaali igu matala ilahayoow ii xaafid amiiin♥️♥️♥️🌹🌹🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺❤️
account_circle
Naaji(@EngNaaji) 's Twitter Profile Photo

Mudadii labada Sano Aheyd ee Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud joogay Maxaa U qabsoomay !

1. Amniga

2. Dib u xoreynta Dalka

3. Horamarinta Arimaha Bulshada

4. Dhameystirka Dastuurka

5. Ilaalinta midnimada dalka

6. Karaameynta Muwaadinka.

7. Guulaha arimaha dibada.

account_circle
Du'ale Hashi(@AnwarH1211) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal

MOGADISHU MUNICIPALITY(@MunicipalityMog) 's Twitter Profile Photo

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Agaasimaha Qaaradda Africa ee Hey’adda UNHABITAT Mudane Omar Sylla. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay ka shaqeynta tiirarka hortabinta u leh Gobolka Banaadir.

SayidAli Mohammed(@SirSayidAli) 's Twitter Profile Photo

Nov, 28,1962, Madaxwaynihii xelligaas Ee Maraykanka John F. Kennedy ayaa Aqalka cad ku qaabilay Rw. 1aad Ee dalka AUN Cabdirashiid Cali sharmarke. Soomaaliya markaa 2sano jir ayay ahayd.

Labada dowladood (Maraykanka iyo Soomaaliya), waxa ay kala saxiixdeen heshiis iskaashi oo ay