Horumarka cusub ee magaalada #Baladxawo dhawaana laga'filaayo Mashaariicdi sida #laamigii + #elaboorkii .👏🏼💯 #Hirda 👍
Magaalo ganacsiyeedka istiraatiijiga ah ee iskuxidha kenaya Somalia Ethiopia #Baladxawo
Jubaland MoH has today launched measles vaccination campaign in Kismayo and Baladxawo districts. The mass measles vaccination campaign in partnership with UNICEF Somalia will run for 5 days targeting 92,831 children <5yrs.
UNICEF Somalia
Dagaalkani wuxuu u dhaxeeya kenya daba dhilifyadooda iyo xooga dalka Haramacad dagaalkan wuxu ka socda Baladxawo ee gobolka Gedo kumadoska waxay baacsanaya kooxo argagixiso ah oo taakuleyn ka helaya Kenya. #Xuduudaha dalka waxaa ammaankooda u xilsaaran ciidammada Soomaaliyeed.✊
Ololaha #ISXILQAANKA lagu so celinayay bilicda Saldhiga degmada Baladxawo aya galay malinki 3xaad
Congrats to #GYVN team through the fight against #CVE and supporting peace and #stabilization
GCERF @auyouthenvoy_ Remembering (Bakaal Kooke) @GedoGovernor ICNC
For the first time in the record, Remembering (Bakaal Kooke) & his especial NISA forces contingent travelled to Garbaharey regional headquarter district at 2:00am in the night from Baladxawo town & safely arrived Garbaharey in the morning.
The Gedo Chief NISA Commander made stops along the way
Degdeg: Col Cabaas Gurey oo ka biya diday dagal #baladxawo kadhaco aya ka fagareyay BP1 wuxu wata 20 askari oo ku mowqif ah hambalyo