Dr Mohamed Garad(@MoAbdiyare) 's Twitter Profile Photo

Gobonimo iyo xurmo intuu ka gaaray waxaa uu dambi u arkaa in Mooryaantaasi uu hilib ku dul cuno inta dhanka dabaashe kamaro oo udgoonka iyo carafta hilibkaasi ay sanka la raacaan.

Ninka wax nooleyn karo ayaa waxna dili karo.

account_circle
Arkaa~(Skripsi Era)(@Macchiatocrml) 's Twitter Profile Photo

1. 1 paralel
2. 6
3. Pernah tpi bukan yg bikin masalah
4. Ga
5. Pernsh bamgett
6. Ga
7. Sejarah, krena gurunya si
8. B. Indo, english
9. Pernah 👉👈
10. Sidu
11. My gel, standard
12. Everybody make mistake
13. 1st speaker (debate)
14. Pernah
15. Pernah

account_circle
Arkaa~(Skripsi Era)(@Macchiatocrml) 's Twitter Profile Photo

Pendidikan tinggi tersier, syarat apply kerja minimal S1. Are you guys really getting dumb and dumber because of that duit haram??? Instead of rumah mewah di menteng, kendaraan dan pakaian mewah u better go get some brain on black market.

account_circle
Ibrahim(Somaliland/Hawd & Reserve Area/SST)(@IbraM2035) 's Twitter Profile Photo

Soomaalidu munaafaqad kama gabowdo, maanta waxa aan arkaa iyada oo kooxdii Axmed Madoobe iyo Kooxaha Xukuumada Salbalaar ay wadwadaan sawirkan Ugaas Maxamed Ugaas Cumar Ugaas Xirsi, haddaba su’aasha isweydiinta mudan waxa weeye, maxaa looga qaylin waayey Kenya iyada oo weliba

Hassan Duullane(@xduulane1) 's Twitter Profile Photo

Horta Magacayga Dadka Caaya X-twitter Ku Badanaa 😇

Maalintii 1000 Qoraal Oo Hassan iyo Aflagaado Dabasocota Ayaan arkaa,
Markaan sii Akhriyo Ayaa Fahmaa In HSM Loola Jeedo War Odayga Danbigiiba Sow Idinka Ka Maydhay Ee kala Wareegay 🤣

SomalilandFOREVER 💚🤍❤️(@SomalilandSlay) 's Twitter Profile Photo

May Allah forgive every single individual who voted Muse Bihi Abdi to office.

Dad aan talin jirin markay taliyaan
Waxaa la arki jirin baa la arkaa..

‘Oon iyo kul baa tahay
Ooddii qoyaanaba
Olol leefayaad tahay
Cuqubooyin ururiyo
Inkaaraad qabtaayo
Waxaad tahay abguridii

May Allah forgive  every single individual who voted @musebiihi to office. 

Dad aan talin jirin markay taliyaan
Waxaa la arki jirin baa la arkaa..

‘Oon iyo kul baa tahay 
Ooddii qoyaanaba 
Olol leefayaad tahay
Cuqubooyin ururiyo 
Inkaaraad qabtaayo 
Waxaad tahay abguridii
account_circle