Mohamed A. Zubeyr(@MohamedAZubeyr) 's Twitter Profileg
Mohamed A. Zubeyr

@MohamedAZubeyr

Fmr Permanent Secretary @SomaliPM | Fmr DG @MoCASomalia | Ex @MojSomalia, @SIMADUniversity | Alumnus @SIMADUniversity, @OfficialIIUM, @StateIVLP | Views mine.

ID:4651191635

linkhttp://opm.gov.so/ calendar_today30-12-2015 06:47:38

1,7K Tweets

16,8K Followers

693 Following

OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loogu soo dhaweeyey Magaalada Nairobi

Nairobi, 06, May 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas oo ay…

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loogu soo dhaweeyey Magaalada Nairobi Nairobi, 06, May 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas oo ay…
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada XJFS.

Liiska xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada ayaa waxaa warbaahinta u akhrisay Agaasime ku-xigeenka Warfaafinta Xafiiska Ra’iisul…

account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

QARAARKA GOLAHA WASIIRADA EE KU AADDAN HABDHAQANKA GURRACAN IYO FARAGELINTA QAAWAN EE DAWLADDA ITOOBIYA.

Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Markii ay arkeen:
Qodobada 99aad xarfihiisa (a) iyo (f) iyo Qodobka 54aad xarfihiisa (a), (b) iyo (c) ee Dastuurka…

QARAARKA GOLAHA WASIIRADA EE KU AADDAN HABDHAQANKA GURRACAN IYO FARAGELINTA QAAWAN EE DAWLADDA ITOOBIYA. Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Markii ay arkeen: Qodobada 99aad xarfihiisa (a) iyo (f) iyo Qodobka 54aad xarfihiisa (a), (b) iyo (c) ee Dastuurka…
account_circle
Mohamed A. Zubeyr(@MohamedAZubeyr) 's Twitter Profile Photo

Hanbalyo ayaan leeyahay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirddoonka Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe). Allaha kula garabgalo masuuliyadda culus ee laguu magacaabay.

Hanbalyo ayaan leeyahay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirddoonka Qaranka #Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe). Allaha kula garabgalo masuuliyadda culus ee laguu magacaabay.
account_circle
Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profile Photo

President Hassan Sheikh Mohamud visited the districts of El-Dher and Haradhere, inspecting the government-led stabilization efforts. The President met with army commanders, commending the SNA's resolute commitment in the ongoing offensive aimed at eliminating international terrorists.

President @HassanSMohamud visited the districts of El-Dher and Haradhere, inspecting the government-led stabilization efforts. The President met with army commanders, commending the SNA's resolute commitment in the ongoing offensive aimed at eliminating international terrorists.
account_circle
Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Nuqulka Rasmiga ah ee Wax-ka beddelka cutubyada 1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad ee Dastuurka JFS, oo ay shalay cod Aqlabiyad leh ku ansixiyeen Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka FS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Nuqulka Rasmiga ah ee Wax-ka beddelka cutubyada 1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad ee Dastuurka JFS, oo ay shalay cod Aqlabiyad leh ku ansixiyeen Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka FS.
account_circle
Mohamed A. Zubeyr(@MohamedAZubeyr) 's Twitter Profile Photo

Alxamdulillaah inta uu u saqiray. Allaha naga aqbalo. Inta aan nasiibka u helinna Allaha u saqiro Insha Allah.

AAMIIN.

Alxamdulillaah inta uu u saqiray. Allaha naga aqbalo. Inta aan nasiibka u helinna Allaha u saqiro Insha Allah. AAMIIN.
account_circle
Villa Somalia(@TheVillaSomalia) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha JFS mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qabyo-tirka cutubyada 4-ta ah ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo ay ka soo shaqeeyeen Labada Guddi ee dib u eegsita Dastuurka.

Madaxweynaha JFS mudane @HassanSMohamud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qabyo-tirka cutubyada 4-ta ah ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo ay ka soo shaqeeyeen Labada Guddi ee dib u eegsita Dastuurka.
account_circle
Mohamed A. Zubeyr(@MohamedAZubeyr) 's Twitter Profile Photo

Great milestone! Congratulations to all . Thanks to all members of the two houses of the Parliament, the oversight committee & the Independent Constitutional Review Commission -🇸🇴. Special tribute to the President Dr. Hassan Sheikh Mohamud and PM Hamza Abdi Barre for their leadership and an unwavering commitment.

account_circle
Independent Constitutional Review Commission -🇸🇴(@ICRICSomalia) 's Twitter Profile Photo

Today's ICRIC meeting aimed to integrate parliamentary debates & consultations. Secretariat diligently documents these discussions, which are analyzed by technical team using a digital system. All results will be incorporated into the final version of proposed amendments.

Today's ICRIC meeting aimed to integrate parliamentary debates & consultations. Secretariat diligently documents these discussions, which are analyzed by technical team using a digital system. All results will be incorporated into the final version of proposed amendments. #ICRIC
account_circle
Independent Constitutional Review Commission -🇸🇴(@ICRICSomalia) 's Twitter Profile Photo

Completion of Parliamentary Debate:
After weeks of intensive deliberation, both Houses of the Parliament successfully concluded debate. Throughout course of debate, MPs & Senators actively participated by providing comprehensive comments & suggestions, which were of immense value

Completion of Parliamentary Debate: After weeks of intensive deliberation, both Houses of the Parliament successfully concluded debate. Throughout course of debate, MPs & Senators actively participated by providing comprehensive comments & suggestions, which were of immense value
account_circle
Hassan Sheikh Mohamud(@HassanSMohamud) 's Twitter Profile Photo

Annagoo ah dowlad rasmi ah kuma shaqeyn karno dastuur kumeel gaar ah. Sida aynu uga baxnay nidmaakii kumeel gaarka ahaa ayeynu maantana uga gudbaynaa dastuurka qabyada ah, waana ballanqaadkii la igu doortay oo aan u dhaartay, waana ka shaqeynayaa in la dhameystiro.

Dastuurkeena…

account_circle
Independent Constitutional Review Commission -🇸🇴(@ICRICSomalia) 's Twitter Profile Photo

Weli waxaa socda aragti dhiibasha dadweynaha Soomaaliyeed oo u haysta fursad qaali in ay aragtiidooda ku biiriyaan cutubyada 1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad.

FADLAN GUJI LINKIGA HOOSE ⬇️.

icric.gov.so/tallo-dhiibo/

account_circle
Mohamed A. Zubeyr(@MohamedAZubeyr) 's Twitter Profile Photo

Bismillaah

Maanta oo ah Axad taariikhduna ay ku beegan tahay 3-da Maarso 2024, waxaan si rasmi ah warqadda iska cisiliddeyda xilka Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha u gudbiyay Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre.

Bismillaah Maanta oo ah Axad taariikhduna ay ku beegan tahay 3-da Maarso 2024, waxaan si rasmi ah warqadda iska cisiliddeyda xilka Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha u gudbiyay Ra’iisul Wasaare @HamzaAbdiBarre.
account_circle