ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profileg
ATMIS

@ATMIS_Somalia

Official account of the African Union Transition Mission in #Somalia (#ATMIS).

ID:1494272579280031748

linkhttp://www.atmis-au.org calendar_today17-02-2022 11:29:05

2,5K Tweets

64,3K Followers

66 Following

ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

Nala-dhageyso Barnaamijka ee soo socda, annaga oo ku falanqeyneyna hindisayaasha kala duwan ee ka socda guud ahaan ee looga gol leeyahay in mustaqbal ifaya loogu sameeyo dhallinyarada.
Lasoco Jimcaha, 31ka May, iyo Sabtida, 1da Juun adigoo nagala soconaya

account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha Ciidanka ee ee ku sugan saldhigga milatari ee Balcad, Gaashaanle Sare Bimenyimana Richard ayaa martigeliyay wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya si loo qiimeeyo amniga gobolka. Waxay qiimeeyeen sare u qaadista isku duwista u dhaxeysa ciidanka

Taliyaha Ciidanka #BNDF ee #ATMIS ee ku sugan saldhigga milatari ee Balcad, Gaashaanle Sare Bimenyimana Richard ayaa martigeliyay wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya si loo qiimeeyo amniga gobolka. Waxay qiimeeyeen sare u qaadista isku duwista u dhaxeysa ciidanka
account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

On Monday, Balcad Forward Operating Base (FOB), Commander, Lt. Col. Bimenyimana Richard, hosted a delegation from the Federal Government of Somalia to assess regional security. They discussed enhancing coordination between ATMIS troops, Somali Security Forces, and

On Monday, #ATMIS #BNDF Balcad Forward Operating Base (FOB), Commander, Lt. Col. Bimenyimana Richard, hosted a delegation from the Federal Government of Somalia to assess regional security. They discussed enhancing coordination between ATMIS troops, Somali Security Forces, and
account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka ee ee ku sugan saldhigga milatari ee Baardheere ayaa shalay adeegyo caafimaad oo bilaash ah u fidiyey dadka magaalada iyo kuwa ku nool deegaannada ku xeeran. Dadka deegaanka ayaa uga mahadceliyay hawlwadeennada caafimaad ee iyagoo ballanqaaday inay

Ciidanka #ENDF ee #ATMIS ee ku sugan saldhigga milatari ee Baardheere ayaa shalay adeegyo caafimaad oo bilaash ah u fidiyey dadka magaalada iyo kuwa ku nool deegaannada ku xeeran. Dadka deegaanka ayaa uga mahadceliyay hawlwadeennada caafimaad ee #ENDF iyagoo ballanqaaday inay
account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

troops at Bardheere Forward Operating Base (FOB), yesterday provided free medical services to the local community and surrounding areas. The residents were grateful to the medics and pledged to collaborate with ATMIS forces in the fight against terrorism.

The

#ATMIS #ENDF troops at Bardheere Forward Operating Base (FOB), yesterday provided free medical services to the local community and surrounding areas. The residents were grateful to the #ENDF medics and pledged to collaborate with ATMIS forces in the fight against terrorism. The
account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka ee ee ku sugan saldhigga milatari ee Buufow ee Shabeellaha Hoose ayaa Isniintii biyo nadiif siiyay dadka deegaanka Buufow si ay wax uga qabtaan biyo yarida ka jirta deegaanka. Taageeridda dadka ku nool goobaha ay ATMIS ka hawlgasho waxay qeyb ka tahay

Ciidanka #UPDF ee #ATMIS ee ku sugan saldhigga milatari ee Buufow ee Shabeellaha Hoose ayaa Isniintii biyo nadiif siiyay dadka deegaanka Buufow si ay wax uga qabtaan biyo yarida ka jirta deegaanka. Taageeridda dadka ku nool goobaha ay ATMIS ka hawlgasho waxay qeyb ka tahay
account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

On Monday, troops stationed at Buufow Forward Operating Base (FOB) in Lower Shabelle provided potable water to local communities in Buufow to address the water shortage in the area. Supporting local communities in Area of Responsibility forms part of

On Monday, #ATMIS #UPDF troops stationed at Buufow Forward Operating Base (FOB) in Lower Shabelle provided potable water to local communities in Buufow to address the water shortage in the area. Supporting local communities in #ATMIS Area of Responsibility forms part of
account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

Maanta , ku xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika, Sivuyile Thandikhaya Bam ayaa la kulmay wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka, oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Afrika ee wadamada Saxaraha ka hooseeya & Sahel, (Christoph Retzlaff)

Maanta #Muqdisho, ku xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika, Sivuyile Thandikhaya Bam ayaa la kulmay wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka, oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Afrika ee wadamada Saxaraha ka hooseeya & Sahel, (@GERonAfrica)
account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

Today in , the Deputy SRCC, Sivuyile Thandikhaya Bam met a delegation from the German Ministry of Foreign Affairs, led by Director for Sub-Saharan Africa & Sahel, (Christoph Retzlaff) Amb. Christoph Retzlaff. They discussed the ongoing & other issues of mutual

Today in #Mogadishu, the Deputy SRCC, Sivuyile Thandikhaya Bam met a delegation from the German Ministry of Foreign Affairs, led by Director for Sub-Saharan Africa & Sahel, (@GERonAfrica) Amb. Christoph Retzlaff. They discussed the ongoing #ATMISDrawdown & other issues of mutual
account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

In , Police officers mentored Somali Police Force ( ) at Seaport Police Station today.

The session focused on applying diverse legal procedures, like summons & warrants, in daily policing duties.

Police supports capacity in service delivery through

In #Mogadishu, #ATMISPolice officers mentored @SoPoliceForce (#SPF) at Seaport Police Station today. The session focused on applying diverse legal procedures, like summons & warrants, in daily policing duties. #ATMIS Police supports #SPF capacity in service delivery through
account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

ayaa ciidamada booliska Hirshabeelle ubilaawday tababar socon doona muddo shan maalmood ah oo ku saabsan baaritaannada dambiyada maaliyadeed iyo la dagaalanka argagixisada.

Hoggaamiyaha tababarada booliska ATMIS, ASP Earnest Agbo, ayaa sheegay in koorsadu ay ku qalabayn

#ATMIS ayaa ciidamada booliska Hirshabeelle ubilaawday tababar socon doona muddo shan maalmood ah oo ku saabsan baaritaannada dambiyada maaliyadeed iyo la dagaalanka argagixisada. Hoggaamiyaha tababarada booliska ATMIS, ASP Earnest Agbo, ayaa sheegay in koorsadu ay ku qalabayn
account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

has commenced a five-day training for Hirshabelle police officers on investigating financial crimes and combating terrorism.

ATMIS Police Lead Trainer, Assistant Superintendent of Police (ASP) Earnest Agbo, stated the course will equip officers with skills to detect money

#ATMIS has commenced a five-day training for Hirshabelle police officers on investigating financial crimes and combating terrorism. ATMIS Police Lead Trainer, Assistant Superintendent of Police (ASP) Earnest Agbo, stated the course will equip officers with skills to detect money
account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

Danbi-baarayaasha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ku sugan dowlad goboleedka Hirshabeelle ayuu usoo dhamaadey tababar socday muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa baaritaanka faraha iyo aruurinta cadeymaha oo ay soo qabanqaabiyeen booliska kuna qabteen Garoonka

Danbi-baarayaasha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ku sugan dowlad goboleedka Hirshabeelle ayuu usoo dhamaadey tababar socday muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa baaritaanka faraha iyo aruurinta cadeymaha oo ay soo qabanqaabiyeen booliska #ATMIS kuna qabteen Garoonka
account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha ee qaybta dagaalka XLI, G/sare. Michael Walaka & mas'uuliyiinta deegaanka, ayaa Jimcihii booqday Kaamka Barakacayaasha Marianguway ee Baraawe si ay u qiimeeyaan xaaladaha nololeed ee in ka badan 400 oo barakacayaal ah oo u badan haween iyo caruur.

G/sare,

Taliyaha #ATMIS #UPDF ee qaybta dagaalka XLI, G/sare. Michael Walaka & mas'uuliyiinta deegaanka, ayaa Jimcihii booqday Kaamka Barakacayaasha Marianguway ee Baraawe si ay u qiimeeyaan xaaladaha nololeed ee in ka badan 400 oo barakacayaal ah oo u badan haween iyo caruur. G/sare,
account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

G/sare Dismas Hakizimana ayaa Jimcihii la wareegay xafiiska ku xigeenka taliyaha ciidamada Burundi ee isagoo xilka kala wareegay G/sare Oscar Hatungimana, oo dhawaan April 29 keedii noqdey taliyaha qaybta 5aad.

G/sare. Hakizimana, oo hore u ahaa Taliyaha Guutada Saadka

G/sare Dismas Hakizimana ayaa Jimcihii la wareegay xafiiska ku xigeenka taliyaha ciidamada Burundi ee #ATMIS isagoo xilka kala wareegay G/sare Oscar Hatungimana, oo dhawaan April 29 keedii noqdey taliyaha qaybta 5aad. G/sare. Hakizimana, oo hore u ahaa Taliyaha Guutada Saadka
account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

Battle Group XLI Commander, Col. Michael Walaka & local officials, on Friday visited Kamka Barakaca Marianguway IDP Camp in Barawe to assess living conditions for over 400 displaced persons, primarily women and children. Col. Walaka encouraged visits to the UPDF

#ATMIS #UPDF Battle Group XLI Commander, Col. Michael Walaka & local officials, on Friday visited Kamka Barakaca Marianguway IDP Camp in Barawe to assess living conditions for over 400 displaced persons, primarily women and children. Col. Walaka encouraged visits to the UPDF
account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

Col. Dismas Hakizimana on Friday assumed office as the Deputy Burundi Contingent Commander. He succeeds Col. Oscar Hatungimana, who recently took command of Sector 5, April 29. Col. Hakizimana, former Logistics Brigade Commander brings a wealth of experience, having

Col. Dismas Hakizimana on Friday assumed office as the #ATMIS Deputy Burundi Contingent Commander. He succeeds Col. Oscar Hatungimana, who recently took command of Sector 5, April 29. Col. Hakizimana, former #BNDF Logistics Brigade Commander brings a wealth of experience, having
account_circle
ATMIS(@ATMIS_Somalia) 's Twitter Profile Photo

Agaasimaha Maamulka Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baraawe, Muxamed Murani, ayaa ku bogaadiyay ciidamada ee wadashaqeynta ay la leeyihiin ciidamada si ay u sugaan amniga dhismaha & howlaha shaqo ee garoonka.

Mas’uul ka tirsan hay’adda duulista

Agaasimaha Maamulka Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baraawe, Muxamed Murani, ayaa ku bogaadiyay ciidamada #ATMIS ee #UPDF wadashaqeynta ay la leeyihiin ciidamada #Soomaaliyeed si ay u sugaan amniga dhismaha & howlaha shaqo ee garoonka. Mas’uul ka tirsan hay’adda duulista
account_circle